Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii saldhiga Waaberi & taliye kale oo dhaawac u geeriyooday

Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa lagu weeraray saldhiga Booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa fuliyey qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ee beegsaday saldhiga Waaberi oo ku yaalla wadada Maka Al Mukarama. Allaha u naxariisto Gaashaanle Cabdi Baasid Maxamud Cagey oo kamid ahaa saraakiishii … Continue reading Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii saldhiga Waaberi & taliye kale oo dhaawac u geeriyooday